Yaa wada oo lagula xisaabtamayaa Banaan baxa Muqdisho laga abaabulayo ?

Maalmahaan waxaa nasoo gaarayey qoraallo, sawirro iyo baaqyo ka dhan ah dawladda oo lagu kicinayo bulshada Xamar loogana dalbanayo in ay ku kacaan dawladda kana qaataan xuquuq ka maqan! Waxaa is weydiin mudan: Yaa wada Mudaaharaadkaas oo ka danbeeya? Yaa Hogaaminaya oo lagula xisaabtamayaa khasaaraha ka dhasha? Xisbiya Siyaasadeed miyaa? Waa kuwee? Ururada Bulshada miyaa? … Continue reading Yaa wada oo lagula xisaabtamayaa Banaan baxa Muqdisho laga abaabulayo ?